Riyada niman cunto lala cunayo maxay noqon

Su’aasha:

waxaan kale Oon ku riyoday nin garwayn leh muslim ah qolkayga daaqada banankenda taagan oo aad iso foorinayo on ka naxay an la dagalayo katag mesha ano leh anigo wali qolkayga ku jiro kadib waxaa yimid wax aad moodo inu roob dayo bisado yaryar oo tiro badan ayaana kuso faniinay daqadayda oo gudaha kuso dhacaayo sida roobka dhibcahiisa uso galaan guriga markii daqada furanthaya kadibna waan aruuriyay albaabka ayaana ka saaray kadib waxa ii yimid mis aan sxbo nahay oo wan uga waramayay ninka daaqada soo firinaayay anagoo markaas arintaas ka shekesanayna ayaa waxaa yimid nin kale isla daaqadii dhinaceeda waxuna wuuna baahnaa ana waxaan markii ba guray bariis ion iri wan wada cuno aniga ninkaas baahan not sxbkay kii baahnaa ayaa yiri kaligay ma ahi nin kale ila soco waxaan iri hada wan wada cuno afaryeyada laakin waxa yaab lahaa daqada banankeda ayay ka cunayn cuntada ana iyo sxbkayna guriga dhexdisa daqada darbigeda ayaana cuntada inoo saarnayd waxaan kale oo arkay inay maalin jumca ah ahayd Oon mooday inan salaadiii jimce aaday balsa ma anan arag dulkasha marka sxb riyoyinkas ii fasir aad ayaadna u mahadsantahay.

Riyada niman cunto lala cunayo maxay noqon
Riyada niman cunto lala cunayo maxay noqon

Jawaabta:

Riyadan waxay tilmaamysaa xaaladda aad ku nooshahay oo ah xaalad guuni u bax ah oo aad dadka ka fog tahay, siiba ehelkaaga, marka riyada waxay tilmaamysaa in adiga aad bulshada aad ka dheer tahay oo aad sidoo kale inaad xiriirinayso dad aan loo baahnayn inaad xiriiriso, waayo xiriirka bulshada waxaa jira dad aan ku haboonayn oo adiga aad xiriirinayso waa xiriir qaldan taasna waxaa laga fahmayaa dadka aad cuntada la cunayso iyagoo banaanka kaa taagan, marka waxaa laga yaabaa in lagugu baraarujinayo inaad xiriiriso dadka istaahil xiriirinta dadka kalena aadan xiriirinain, sidoo kale familkaaga inaad war ka qabto hantida walaalahaaga u baahan dad kale aan u baahnayn ha siinin.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More