Riyada adeerkay oo aan wax ka doontay

Su’aasha:

Asc waxaan ku riyooday odey adeerkay ah oo aan waligay arkin oo Sida la iisheegay Qani ah anoo gurigiisa tagay Wuxuu ahaa guri Wayn oo qurux badan oo cad waxaan arkay Wiil dhalinyaro ah oo Adeerkay Xaaska uu qabo Walalkeed ah Wuxuu ileeyahay adeerkaa waa Qani Nin lacag badan ayuu leeyahay aniga boqolkiiba 5 hantidiisa ayuu igu saxiixay ee lacag ka qaado asagii ayaa I hor kacay adeerkay ayaan u tagay waan salaamay Wuxuu ila yeeshay suurada aabahay aabana waan dhahay lkn waxaan dareensanahay in Uu adeerkay yahay waxaan doonayaa in aan dhaho adeer Lacag aan ku dhoofo isii mana ka codsan Salaan ayaan ku mashquulay markii dambana Riyada waan waayey.

Riyada adeerkay oo aan wax ka doontay
Riyada adeerkay oo aan wax ka doontay

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto danta aad raadinayso siiba nolol iyo meel aad ku noolaato iyo lacag, waxaa laga yaabaa inuu safar yahay, riyada adeerka guud ahaan waa riyo fiican oo tiir iyo gabar inaad heli doonto tilmaamaysa.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More