Riyada gawaari badan isku dhacaya anoo ag maraya

Su’aasha:

Asc wll waxn ku riyodey ano wado socda kadib waxa soo maray gaadhi weyn ee oo dheer kadib wan dhinac socdey kadib gaadhi kale kahor imi isku dhaceen waxa isku si dhacdhacey gawaadhi aad u badan xoogna wey u burburen wan kaso dhex baxay waxba ima yeelin ifasir wll wad mahadsantihin.

Riyada gawaari badan isku dhacaya anoo ag maraya
Riyada gawaari badan isku dhacaya anoo ag maraya

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa in meesha aad joogto dhacdooyin daran ay dhici doonaan laakin adiga aad ka badbaadi doonto, waxaa laga yaabaa inay tahay dhacadada musiibo ama dagaal ama wax kale oo dhib wata, riyada waa digniin iska ilaali inaad meel xun gasho oo dhib kaaga imaan karo.

Riyada shilka gaariga guud ahaan musiibo ayay tilmaamaysaa.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More