Riyada bariiska iyo kulanka masjidka iyo qofka asoo guurdoon ah

Su’aasha:

ASC gudomiye : waxaan Ku riyooday 3riyo

(1) waxan ku riyooday anigoo guurdon ah lacagti guurka na haystay kadib waxan u tagay hawenay aan garanaayay kadib nin ban kulanay waxu adna an garanaayo kadibna waxa uu igu yiri aniga ayay xaskayga tahay waxan haysyay lacag kadibna naagti Ayan Ku iri macadam igu shegin waxay igu tiri taas fiirso taasbaa Ku fiican ayado nag kale I tilmamayso kadib waxan Ku riyoday

(2)) anigo masaajidka jooga barxadiisa daashka Audi ay dad badan joogan waxay ila ahayd malin jimcaha ah madjidka sodas ban u jognay waxa madjidka so ag maray dad Fara badan markaan saaas u eegay waxay ahayd masjid kale oo noo Shaw oo qolo mowliidka u dabaaldagayso hadana waxan arkay riyo kale

(1) niman aan garanayo iyo aniga ayaa waxaan wada cunaynay bariis bariiskaso macaana waxan iri bariidku wuu macaanay ee aannku dareano mid kale samayna markan so kacay kuwii bariiska ayana I yiri aan bariis wada cuno matkas ayay riyadi igu so dhacday o kuso diray

AAD ayad u mahadsantahaay sida dhaqsiyaha badan AAD inoogu so jawaabayso.khayr Allah Ku siiyo.

Riyada bariiska iyo kulanka masjidka iyo qofka asoo guurdoon ah
Riyada bariiska iyo kulanka masjidka iyo qofka asoo guurdoon ah

Jawaabta:

WSC Gudoomiye,  waxaa fiicnayd riyo kaste inaad si gooni usoo qorto hadda kaddib sidaas sameey.

Taas waxay u fududeynaysaa raadinta in dhaqsi lagu helo riyo kaste inay lahaato title u gaar ah.

(1) Riyada doonista naagta waxay tilmaamaysaa hanti raadin iyo shaqo aduunyo markii naagta la doonanayo ay tahay naag la qabo waxay tilmaamaysaa riyada inay arrimo jiraan oo kaa reebaya howsha aad ku jirto oo ay ka fiican tahay arrin kale inaad sameyso, waxaa laga yaabaa in shaqo ama ganacsi ama mashruuc uu yahay arrinkaas.

(2)  Riyada dadka ku kulansan maalinta jimcaha masjid waxay tilmaamaysaa arrimahaaga oo kaa kala daadsan inay kuu toosi doonaan guud ahaan kulanka dadka maalinta jimcaha ku kulmaya masjidka waa khayr.

(3) riyada cunitaanka bariiska macaan waa arsaaq iyo barwaaqo qofka uu helayo, cuntada macaan waa khayr badan iyo nolol fiican.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More