Feyraska hargabka yaanyada oo India ku faafay

Dowladda India waxay sheegtay inuu ku dhex faafay dalka India oo dhan feyras loo bixiyay feyrska yaanyada (Tomato flu) wuxuu ku dhacay 82 labo caruur naasnuug ah.

Feyraska hargabka yaanyada oo India ku faafay
Feyraska hargabka yaanyada oo India ku faafay

Waxaa lagu gartaa feyraskan qandho aad u daran iyo nabro jirka kasoo yaaca jirka oo dhan wuxuu noqonayaa guduud sida yaanyada oo kale, sidaas ayaa loogu bxiyaya magaca uu wato.
Tolow malaga yaabaa talaalka inuu keenay waxaan, waayo tallaalada dhibaatooyin badan ayay dadka gaarsiiyeen.

Dad badan oo aqoonyahanno ah ayaa aaminsan in talaalada karoonaha ay dhibaatooyin waaweyn keenaan taas oo keentay dowlado badan inay joojiyaan talaalada cudurka karoonaha.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More