Daawada Rhino maxay tahay iyo waxa loo isticmaalo

Daawada Rhino maxay tahay iyo waxa loo isticmaalo

Su’aasha:

Dawadan ladhoho Rhino 10k maxa lo isticmalaa sawirkeda Wan so dhigi Kari wayay

Daawada Rhino maxay tahay iyo waxa loo isticmaalo
Daawada Rhino maxay tahay iyo waxa loo isticmaalo

Jawaabta:

Haddii aad ka waddo daawada lagu magacaabo Rhino C waa daawo loogu talaggalay in lagu daaweeyo hargabka iyo caburnaanta dhuunta xiliga qofka hargabka hayo, waxay wadataa xanuunjoojiye iyo qandhajabiye waxaa kaloo ay yareysaa diifka qofka sanka kaga imaanaya xiliga uu hargabka uu qabo.

Waxaa kaloo jirto daawo iyadana lagu magacaabo Rhino laakin way ka duwan tahay midda aan soo sheegnay waxaa loo isticmaalaa xagga sariirta waxay siinaysaa raga awood badan iyo waqti dheer inay howsha wadaan.

Marka haddii aad u baahan tahay mar kale inaad soo dirto su’aashaada adoo caddeynaha daawadaas magaceeda oo xaddidan waad soo diri kartaa

Waan arkay sawirka aad iisoo dirtay daawada waa midda sariirta loo adeegsado noocyo badan ayay leedahay, waxay xoojisaa geedka ninka, sidoo kale waqtiga galmada ayay dheeraysaa, waa kaabsalo noocyo kala duwan leh, kala awood badan.

 

Daawada Rhino maxay tahay iyo waxa loo isticmaalo
Daawada Rhino maxay tahay iyo waxa loo isticmaalo

 

Baraarujin:

You should consult a good doctor when you want to use any medicine, to protect your health

Waa inaad la tashato dhakhtar fiican markaad rabto inaad isticmaasho daawo kasta, si aad u ilaaliso caafimaadkaaga

Fiiro gaar: sawir waad soo raacin kartaa su’aashaada hadda kaddib oo aad ku caddeynayso waxaad weyddiinayso

 

Hargabka iyo caroonaha sidee lagu kala gartaa

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More