Riyada gabar noo shaqeyn jirtay oo nala dagaalantay kadibna aan heshiinay

Su’aasha:

Salaamu calaykum, sheekh Alle ha ku xafidee waxaad ii soo fasishaa riyadan”waxaan ku riyooday gabadh noo shaqayn jirtay oo hada naga tagtay oo walaashay oo umula wajiga kadiirtay ka xagatay Ana markaan arkay aan isdagaalnay oo ay doonaysay anigana inay wajiga iga xagato xaasidad bay ahayd aakhirna heshiinay shaah wada cabnay xulbad leh iyo geedo kale oon aqoonsanayn hada” Khayr Alle ha ku siiyo sheekh ii soo fasir.

Riyada gabar noo shaqeyn jirtay oo nala dagaalantay kadibna aan heshiinay
Riyada gabar noo shaqeyn jirtay oo nala dagaalantay kadibna aan heshiinay

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa in xaalkaaga aad u fiicnaan doono oo aad barwaaqo iyo farxad ku noolaan doonto dadka kula joogana aad isku fiicnaan doontaan, riyada sida loo malaynayo ma aha, qofka kuu adeegayo hadduu kula dagaalamo oo aad heshiisaan waa isbadal fiican xagga nolosha iyo farxcadda iyo deganaanta.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More