Bogga Facebook ee Daruur linkiga laga galo

Su’aasha:

Dr ado mahadsan Facebook page lagaala so xiriiro ma leedahay mise waa halkan oo kali aha Search ba dhahay waan wayay.

Bogga Facebook ee Daruur linkiga laga galo
Bogga Facebook ee Daruur linkiga laga galo

Jawaabta:

Haa wuu jiraa webka meesha ugu hooseysa ayaad ka arkaysaa laakin su’aalaha halkan ayaad ku soo diraysaa Facebook su’aalaha looguma talagalin, waxaa kaliya loogu talagalay dadka raba inay share gareeyaan su’aalaha iyo jawaabaha Daruur, haddaad xiisaynayo webka Daruur boggiisa barta Facebook waa kanaa linkiga.

https://www.facebook.com/daruurwebsite/

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More