Riyada qofka rugcaafimaad furanaya

Su’aasha:

asc waxaan ku riyooday anoo dhakhtar wayn furtay oo dad ku Daawaynaya guri wayn oo wada quraarada oo aad loo nadiifiyay oo wada cadaana ilaa marmarka hablo ayaana masaxayay anoo aad u faraxsan anuu dhakhtar baan ahay lkn hada ma shaqeeyo mahadsanid.

Riyada qofka rugcaafimaad furanaya
Riyada qofka rugcaafimaad furanaya

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamysaa inaad heli doonto mustaqabl wanaagsan oo la xiriira shaqadaada,  dad badan ayaa kugu kalsoonaan doono nin caan ah ayaad noqon doontaa oo dadka oo dhan ay isu sheegsheegayaa, taasna waxaa tusaya qaabka riyada aad ku aragtay.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More