Falkaabyada waqtiga ee afka ingiriiska English

Marka luqad la baranayo waxaa lagu dadaalaa qofka inuu barto samanka ama waqtiga ereyada loo adeegsado, luqadaha waxay isku waafaqsan yihiin qaababka samanka, afka ingiriiska falkaabka samanka wuxuu leeyahay qaab loo adeegsado, laakin taas waxaa ka horraysa marka hore barashada ereyada waqtiga ee afka English .

Halkaan waxaan kugu soo arooriyay ereyo loo adeegsado marka laga hadlayo saman ama waqti.

Falkaabyada waqtiga ee afka ingiriiska English
Falkaabyada waqtiga ee afka ingiriiska English

English

Somali

yesterday

shalay, shalayto

tomorrow

berri, berrito

soon

dhow

early

amin hore

today

maanta

since

lagasoo bilaabo

late

amin dambe

when

goor

now

haddan, hadeer

ago

lagsoo bilaabo

minute 

daqiiqo

hour 

saacad

day 

maalin

week 

toddobaad

month

bil

year 

sanad

decade 

toban sano

century 

qarni

morning 

subax

afternoon 

galab

Always

mar kaste

Never

waligiis

Often

inta badan

Sometimes

marar

Seldom

dhif

At last

At last

 

Waqtiyada Salaadaha afka ingiriiska waxa lagu dhaho:

English

Arabic

Somali

Dawn

الفجر

Fajar/Subax

Noontime

الظهر

Duhur

Late Afternoon

العصر

Casir

Sunset

المغرب

Maqrib

Evening

العشاء

Cisho

 

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More