Cudurka corona iyo adeegga suuqa

Corona virus and vegetables market in Somalia

Cudurka corona iyo adeegga suuqa

Corona siduu u saameeyay ganacsiga dalka waxaad ka arki kartaa dadka sida ay u kala fogaanayaan.

corona siduu u saameeyay ganacsiga sawiro
corona siduu u saameeyay ganacsiga sawiro

cudurkan oo la sheegay in si dhaqsi layskugu daarto marka lasysu soo dhowaado.

Goobtaan waa suuqa qudaarta waad arkaysaa dadka in loo sameeyay xariiqin aysan soo gudbi karin so loo ilaaliyo in lays gaarsiiyo cudurka corona.

cudurkan oo aad ugu faafay dalalka reer galbeedka wuxuuna u geystay dhimasho aan lasoo koobi karin.

laakin marka loo eego dalalka afrika aad buu ugu har yahay dhanka faafidda sidoo kale dalalka carabta.

taasoo ilaa hadda aan la garanaynin sababta sidaas keentay. dad waxay leeyihiin cudurkan dalalka kulul awood kuma laha.

cudurka corona waa cudurka ka yaabiyay caalamka oo dhan ilaa iyo hadda waxaa la garan la’yahay si daawo loogu helo.

sidoo kale lama oga siduu ku yimid inkastoo la sheegayo waxyaalo badan oo ku saabsan asalkiisa laakin wax cad ma aha ilaa iyo hadda.

cudurka corona sidoo kale noocyo badan ayuu leeyahay.

waxaa la sheegayaa nooca aaday dalalka reer galbeedka inuu ka daran yahay kan asia ka jira.

sidoo kale cudurka afrika ka jira iyo dalalka carabta.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More