Browsing Category
Siyaasa – politics
Madaxda Africa iyo Xukun jacaylka Idriss Déby iyo Farmaajo tusaale ahaan
Madaxweyneyaasha Africa iyo carabta maxay sidan xukunka ugu jecel yihiin.
Waa su'aal u baahan in jawaab loo helo.
Madaxweynaha Chad Idriss Déby ayaa la sheegay in lagu dilay dagaal dhex maray ciidanka xukuumadda Chad iyo ciidanka…
Webka Daruur Qaran dumis inaad tihiin sowma muuqato?
Su'aasha:
Horta waanka xumaha in webkan uu noqdo mid Qaran dumis oo qab qablayaal furteen mida labaad madaxweyne Farmaajo wax badan ayuu danta dalka iyo dadka u tanaasulay wuxuu yiri doorasho qof iyo cod aan qabsano waxaa diiday mucaaradka…
Farmaajo haduu qaato xalka Soomaaliya u baahantahay maxaa lagu tilmaami karaa?
Su'aasha:
Farmaajo hada wuxuu sameeyey safar ayuu Congo ku tagay wuxuuna madaxweynaha Congo ka codsaday inuu la heshiisiiyo mucaaradka isaga diidan.
Jawaabta:
Webka Daruur waxa ka jira soomaali wuxuu ka aaminsan yahay inuu Farmaajo ku…
Dagaal sokeeye hadduu dhaco 2021 yaa mas’uul ka ah
Dagaal sokeeye hadduu dhaco 2021 siduu u dhacay 1991-kii yaa sabab u ah?
Sida muuqata Soomaali waxay qarka u saaran tahay dagaal sokeeye inuu ka dillaaco, taasna waxaa keentay muddada uu Farmaajo ku darsaday oo ah labo sano.
Taas waxay…
Farmaajo yaa teegeersan maxaase laga rabaa
Wararka ka jira warbaahinta dunida maalmahan waxay afka ku hayaan hubka loo geeyay dowladda federaalka ee soomaali jirta.
Hubkaas waxaa keenay dalka Turkey waa deeq ay ugu deeqday dowladda Turkey dowladda Soomaaliyeed.
Dadka kasoo…
Muxuu yahay xalka laga gaari karo arinta gobolka Gedo?
Su'aasha:
Wali waxaa jiro ismaandhaf ku aadan doorashada waxaana caqabada ugu daran ay tahay arinta gobolka Gedo Axmed Madoobe wuxuu ku adkeystay in Gedo laga soo saaro ciidanka dowlada geysay laguna wareejiyo ciidama kenyan ah iyo kuwa…