Anoo geed fuulay iyo gabadh iga soo daba fuushay

Su’aasha:

Asc xayyaa kumullah
allah Hadin ilaaliyo sheakha iyo dhamantiinba
Waxaan ku riyooday aniga oo wado socda ayay gabadhi iga soo horbaxaday anaan garanayn waan isa salaanay oon kaftanay gabadhyaro aad u qurux badan oo farxadi ka muuqato oo faraxsan
kabacdi waan dhaafay waxaan
fuulay geed dheer oo aad uqoyan oo wada green ah
kabacdina way iga soo daba fuushay oo geedkii ay igu ruxday AMA way gilgishay dhaqdhaqaajisay laamihiisii iyadoo qoslaysa
kabacdi dumar faro badani guryihii kasoo baxeen iyo caruur raga yarina ku jiraan
oo ay nala yaaban yihiin qaarba qaarkale dumarkii isu sheeg sheegayaan oo gacmaha noogusoo fiiqfiiqayaan
meeshiiba dabadeed soo buuxsameen dadkii
oo ay hoostayada kusoo urureen iyo baalahoo dhan
allah mahadle.

Anoo geed fuulay iyo gabadh iga soo daba fuushay
Anoo geed fuulay iyo gabadh iga soo daba fuushay

Jawaabta:

Riyadan waxay tilmaamaysaa inaad guursan doonto gabar dadka oo dhan ka yaabin doonto oo caan ah, sidoo kale adiga xitaa way kaa adkaan doontaa adigana waad ka dambayn doontaa, laakin nolol raaxo leh ayaad ku wada noolaanaysaan oo barwaaqo ah, gareenka iyo geedka ayaana astaan u ah.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More