Riyada iibsashada kaarka taleefanka

Su’aasha:

waxaa kale on ku riyoday aniga oo kaarka telphona iibsanaayo sarif ayaa iso haray anigoon garanayn wax kale oon iibsado ayaan mid sxbkay ah ku airtime ama kaar ha lagu siiyo sarifka so haray.

Riyada iibsashada kaarka taleefanka
Riyada iibsashada kaarka taleefanka

Jawaabta:

Riyada kaarka iwm marka aad ku riyooto iyadoo ay lacag kugu jirto ama lacag lagu shubayo waxay tilmaamaysaa inaad ku guulaysan doonto howsha aad faraha kula jirto, ganacsi hadduu yahay iyo wax kaleba.

Si fudud ayaad ku gaari doontaa guusha aad raadinayso illeen kaarka waxaa loogu talagalay in wax degdeg lagu qaato ama si degdeg loo fuliyo danta la leeyahay marka astaataas ayaa tilmaamayso inaad dhaqsi ku heli doonto danta aad leedahay, haddii aad ganacsui ku jirto meel sare ayaad si dhaqsi uga gaari doontaa.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More