Fasirka riyada xafladda arooska

Su’aasha:

Asc walal riyadaan maxa lagu fasiraa waxan arkay anigoo jooga goob aroos ama aan aroos qabno dadkii oo dhan cilaan aya u saaran aniga ima saarna kaliya hal gacan dusheeda aya dhibic dhibic yaroo cilan ah ii saran tahay lakin waxn dhahay maa cilaan fican lay saaro sida dadkan oo kale qofna ilama hadlayo kadib niman da’dooda weyn tahay iyo dadka arooska maamulaya oo naago u badan aya meel gurigeena u dhow inta jilbaha dhulka dhigteen ayey sida ay wax ku aqrinayaan ama wax ku duugayan oo kale u jilbo gabsadeen Nimanka waxay ila egyihiin dadka lacagta la siinayo si ay howshaas u qabtaan reerka arooska leh naagahooda aya horkacayo lakin labada is aroosaya ma arkin aniga.

Thanks and sorry wan kugu badiyey qoraal ka 🙂

Fasirka riyada xafladda arooska
Fasirka riyada xafladda arooska

Jawaabta:

Riyadan ma ficna waxay tilmaamaysaa dhibaatooyin aad la kulmi doonto adiga ama qof adiga kuu dhow, qaabka ay tahay waxay tilmaamaysaa dhacdo aan lagu farxin.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More