Amin arts iyo kooxda badda kenya u saxiixday

Siyaadda soomaali oo maalmahan holcaysa, markii ay isqabteen Kenya iyo soomaaliya kaddib.

waxaa laysku haystaa badda, amin arts oo sawir kasoo saaray dadka saxiixay heshiiska badda.

waxaa meesha ka muuqa sedex qof oo kasoo kala jeeda sedex beelood.

Sheekh Shariif oo kasoo jeeda beesha Abgaal cismaan

Cumar Cabdirashiid  oo kasoo jeeda beesha Majeerteen

Abdirahman Abdishakur oo kasoo jeeda beesha Habargidir

dadka badda saxiixay
dadka badda saxiixay

mrak sheekada ma aha qabyaalad dadkan waxay kasoo jeedaan beelo badan

amin arts oo sawirkiisa si fiican ugu garaacay ishaarada eeg

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More