Ajirka laga helo haddii aad qof muslin dhiig u shubto

Su’aasha:

Walaal ajri intee leeg ayaa kujira inaad qof dhiig ushubto?

Ajirka laga helo haddii aad qof muslin dhiig u shubto
Ajirka laga helo haddii aad qof muslin dhiig u shubto

Jawaabta:

Haddii dhiigga aad qofka u shubayso dhib uusan u keenaynin caafimaadkaaga waa wanaag iyo kaalmo aad u sameysay qofkaas, waagii hore ma jirin qof dhiigiisa u shubaya qof kale, haddii qofka dhiiga laga qaadayo dhib soo gaarayo waa xaaraan inuu dhiiggiisa cid kale u shubo maxaayeelay naftiisa ayuu dhibayaa, naftaada inaad dhib u keentana waa xaaraan, laakin haddii dhakhtarka uu u sheego inuu awood u leeyahay dhiigga inuu u shubi karo qofka u bahan diiggaas waa wanaag oo ajir uu ka helayo, ajirkaasna Alle ayaa qaddaraya intuu la eg yahay waayo nas kuma soo aroorin oo xaddidaya inta uu la eg yahay abaalka ama ajirka.

إذا كان الدم الذي تعطيه لا يسبب ضررا لصحتك، فهذا أمر جيد ومفيد حققته لهذا الشخص، ففي الماضي لم يكن هناك من يعطي دمه من أجل شخص آخر، فإذا كان الدم يؤخذ من الشخص الذي يعاني يحظر منح دمه لشخص آخر لأنه يؤذي نفسه، ويحظر التسبب في ضرر لنفسك.

ولكن إذا أخبره الطبيب أنه قادر على منح الدماء من أجل المحتاجين ، فهذا ثواب جيد له ، وسيكافئه الله وفقا لذلك لأنه لم يأت للراحة ويحد من مقدار الثواب أو المكافأة.

Anoo umul ah ayaa janaabo igu dhacday qubeys maa igu waajibayo

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More