Caato saa’id ayaan ahay maxaan sameeyaa ila taliya

Su’aasha:

Caato Saaid Ah Ayaan Ahay Waxyaabaha Dadka Caateeyana Waan Isticmalaa Sida Mooska qaraha Saytuunka Biyaha Cad Socodka Iwm Markaa Maxaad Talo Iziin Lahayd MA Inaan Iskadhaafo Ama Iska Joojiyo Mise Inaan Sii Wado Inkastoon Aafadan Samayn Jiray Lakin Hada Waan Kaharay.

Caato saa'id ayaan ahay maxaan sameeyaa ila taliya
Caato saa’id ayaan ahay maxaan sameeyaa ila taliya

Jawaabta:

Cuntooyinka lagu naaxo cun haddii aad cayil rabto, in badan ayaan ka hadalnay daruur ayaad ka heli kartaa haddaad ka raadiso,  qudaarta iyo furuudka marka qofka ay caatenayaan waa marka kaligooda la cunayo, laakin haddii aad cunto kale aad cunayso kuma caateyn karaan, waxaad ogaataa caatanimada inaysan ahayn jirro marka qofka uu caafimaadkiisa fiican yahay, marka dadka cayilan ayaa u dhow cudurada sida sokorta iwm, dad badan ayaa raadiyo sidey isku caateyn lahaayeen.

 

Cuntoooyinka la siin karo qofkay siigada dishay

Qofka siigadu caato miyay ka dhigaysaa

تناول أطعمة تسمين إذا كنت ترغب في زيادة الوزن.

لقد تحدثنا كثيرًا عن السحابة ويمكنك العثور عليها إذا بحثت عنها. الخضار والفاكهة أثناء التخسيس هي عندما يتم تناولها بمفردها ،

ولكن إذا تناولت أطعمة أخرى فلن تتمكن من إنقاص وزنها. أنت تعلم أن النحافة ليست مرضًا عندما يكون الشخص بصحة جيدة ،

عندما يكون الأشخاص الذين يعانون من زيادة الوزن قريبين من أمراض مثل مرض السكري وما إلى ذلك.

يبحث الكثير من الناس عن طرق لفقدان الوزن.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More