Ninka soo furay ayay ku riyootay iyadoo ilmo u dhashay

Ninka soo furay ayay ku riyootay iyadoo ilmo u dhashay

Su’aasha:

Asc wll
Walasheyda nin ayey kala tageen aadna ayey u jecleyd ninkas hada mar walba ay riyooto waxay ku riyoota ninki oo qabay oo wiil u dhashy sedex jeer by ku riyootay maxay noqone fisirka royadas.

Ninka soo furay ayay ku riyootay iyadoo ilmo u dhashay
Ninka soo furay ayay ku riyootay iyadoo ilmo u dhashay

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inay wali si daran u jeceshay ninka soo furay, oo waliba ay rabto inay isaga u laabato mar labaad sidoo kale inay mari doonto dhibaatooyin oo la xiriira arrinkaas.
Marka waxaa laga rabaa inay iska ilaaliso wixii dhib u keenaya.

haddii ay suurtagal tahay inay isku soo laabtaan way fiican tahay, waayo maskaxdeeda isaga ayay ku xiran tahay riyooyinkan soo noqonqonaya waxay tilmaamayaan jacayl daran inay u qabto ninkaas.

haddii la awoodo in laysku celiyo waa arrin aad u wanaagsan oo iyada gaar dan weyn ugu jirto.

 

Gabar nin ay lacag ka cuntay oo riyo cabsi leh ugu yimid

Riyada Furiinka

The dream indicates that she still loved the man who opened her, and also wants to return to him a second time and that she will also go through problems related to that issue.
When she is required to avoid anything that causes her trouble.

if it is possible for them to come back together it is good, for her mind depends on him these returning dreams indicate a fierce love for that man.

If it is able to be returned, it is a very good thing and it is in the best interest of it.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More