Xulka Sawirada dadka ka qalinjabiyay jaamacadaha

University Graduation Photos

Xulka Sawirada dadka ka qalinjabiyay jaamacadaha

Soomaali dadka joogo waxay aad ugu dadaalayaan waxbarashada, dagaalada dib ayay u dhigeen dalka, laakin hadda waxaad mooddaa dadka inay hurdada kasoo kaceen.

Xulka Sawirada dadka ka qalinjabiyay jaamacadaha
Xulka Sawirada dadka ka qalinjabiyay jaamacadaha

jaamacado badan ayaa laga furay soomaali gaar ahaan magaalada muqdisho, wiilal iyo gabdho maanta waxay ku tartamayaan aqoon iyo waxbarasho tayo leh.

sanad kaste jaamacadaha dalka dad badan ayaa ka qalinjabiya.

sawirada ardayda ka qalinjabiyay jaamacadaha kuwan ayaa ka mid ah.

marka aqoonta ayaa wax lagu dhisaa ee qabyaalad iyo xaasidnimo waxba laguma dhiso.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More