Fasirka riyada lacag badan iyo gaari qurux badan

Su’aasha:

Waxan ku riiyooday anoo hantiilo noqday lacagta aam haystana ay gaaraysa 250M dollar gaari aad u qurxoona waan watay. Waxaana ila socotay xaaskeyga.

Fasirka riyada lacag badan iyo gaari qurux badan
Fasirka riyada lacag badan iyo gaari qurux badan

Jawaabta:

Riyadan waxay tilmaamaysaa inaad noqonayso qof aad loo yaqaano.

Magacaaga meel kaste ayuu gaarayaa sidoo kale wax badan ayaad la kulmi doontaa noloshaada aduunka ku saabsan arrintaasna adiga iyo xaaskaaga ayay idin khusaysaa.

gaariga ama baabuurka wuxuu tilmaamayaa guul illeen waa wax lagu gaaro meesha la rabo.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More