Xanuunka indhaha sababaha iyo daawada

Isha waxay ka mid tahay xubnaha jirka ugu qaalisan uguna xasaasiyad badan.

Dad badan ayaa ka sheegta il xanuunka mararka qaarkooda waxaa la socda madax xanuun.

Xanunka isha waa noocyo badan waxaa jira xanuun gudaha isha sidoo kale mid daboolka isha ku eg ama xanuun uu la socodo guduud sida dhiigga oo kale ah oo cadaanka isha ka muuqanaya.

Xanuunka indhaha sababaha iyo daawada
Xanuunka indhaha sababaha iyo daawada

Sababo badan ayaa keena qofka inay ishu ka xanuunto.

Sabahaas waxay noqon karaa arrimahan soo socda:

1- Daal daran isha soo gaarayo taasna waxaa sabab u noqonaya hordayarida ama dhafarta badan sidoo kale isha oo shaqo culus lagu qabto, sida qofka maanta oo dhan eegaya wax iftiin ah sida mobile oo kale.

2- Caabuqa isha isaga wuxuu keenaa inay xanuusato isha, sidoo cuncun ayay keenaysaa, cuncunka isha waxaa la socda laxaw daran.

3- inuu fin kasoo baxo daboolka isha finkaas wuxuu ka dhashaa fayras soo gaaraya isha.

4- Madax xanuunka qaarkii wuxuu keenayaa inxanuun daran, siiba marka uu yahay xanuunka madaxa mid xoog badan hal dhinacna u badan, mararka qaar xanuunkan wuxuu keenayaa isha inay caweer ka noqoto qofka intuu xanuuka joogo.

5- jugta isha soo gaarto ama inay wax ku dhacaan, taasna isha waxay keenaysaa xasaasiyad daran iyo xanuun culus, waxaana inta badan la socda barar, barka waxaa laga dareemaa dhammaan wareegga lafta isha oo dhan.

6- inuu qof hayo cudur halis ah oo lagu magacaabo biyaha buluugga “glaucoma”, cudurkan wuxuu tartiibtartiib u keenayaa indha’alaan, waxaa keena cadaadiska dhiigga xaga isha oo soo kordha.

intaas ayaa ugu muhimsan oo keeni kara xanuunka isha.

 

Daawada maxay noqon kartaa?

 

haddii xanuunkaas uusan joogto ahayn waxaa ku filan nasasho wax daawo uma baahna.
laakin hadduu joogto yahay waxaa habboon in qofka la baaro, dhakhtarka indhaha waa inuu u tagaa si loo ogaado cudurka xanuunkan keenay waxa uu yahay.

waxaa habboon inaad iska ilaaliso iftiinka xoogga badan.

sidoo kale marka aad mobile ama PC aad adeegsanayso inuusan ahayn mid mid mugdi daran ah oo marka aad u baahanayso inaad bixiso dadaal dheeraad si aad u arahto.

sidoo kale inaadan meel mugdi ku daawanin TV ama mobile ama PC.

Causes of eye pain

The following are common causes of eye pain, based on the location of the discomfort.

Pain on or inside your eye
Eye pain that resembles having something in the eye is often caused by irritation or inflammation of the front surface of the eye, especially the cornea.

Common causes of pain from the front surface of the eye or inside the eye include:

Foreign body in the cornea

It is not surprising that what often causes the sensation of the presence of a foreign body in the eye is an actual foreign body. Common foreign bodies that can stick and become embedded in the corneal surface include mineral sawdust, inorganic granules (sand and small stone particles), sawdust and other organic matter.

The discomfort of having a foreign body in the cornea can range from mild to severe, and is usually very annoying when blinking (since the eyelid often rubs the eye during blinking). Also common are blurred vision and sensitivity to light.

The presence of a foreign body in the cornea requires urgent attention from an eye care professional because the substances contained in the cornea can quickly cause serious eye infections.

Most foreign bodies in the cornea can be easily removed in the eye care specialist’s clinic using the right tools. Antibacterial eye drops may be prescribed to prevent infection during corneal healing.

Scratching the cornea

This is a scratched cornea. Although most corneal scratches are not serious, they can be very uncomfortable and cause sensitivity to light and watery eyes.

Many superficial corneal scratches heal on their own within 24 hours. But deeper scratches can lead to serious eye infections and even corneal ulcers if left untreated.

Because it’s often impossible to tell if eye pain is caused by a slight scratch, deep scratch, or foreign body in the cornea, it’s a good idea to see an eye care professional when the sensation of any severe eye discomfort doesn’t go away very quickly, to determine the underlying cause.

Dry eyes

Another common cause of eye discomfort is dry eyes. Discomfort due to dry eyes usually begins slower and gradually from eye pain caused by the presence of a foreign body or scratch of the cornea. Sometimes dry eyes can scratch the cornea, since there aren’t enough tears on the surface of the eye to keep the cornea moist and slippery.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More