Xadiis macne weyn wata

Xadiiskan wuxuu tilmaamayaa arrimo aad u qiima badan oo qofka muslin darajo weyn kuu ku hilayo, arrimahaas waxaa lagu tiriyaa nuxurka camalka suuban.

Xadiis macne weyn wata
Xadiis macne weyn wata

Macnaha xadiiskan ma yara diinta islaamka meel weyn ayuu ka joogaa, waxyaalo badan oo waaweyn ayuu tilmaamay, wuxuu leeyahay rasuulka SCW:

(الطُّهُورُ شَطْرُ الإِيمَانِ ، وَالْحَمْدُ لِلَّهِ تَمْلأُ الْمِيزَانَ ، وَسُبْحَانَ اللَّهِ وَالْحَمْدُ لِلَّهِ تَمْلآنِ – أَوْ تَمْلأُ – مَا بَيْنَ السَّمَوَاتِ وَالأَرْضِ ، وَالصَّلاَةُ نُورٌ، وَالصَّدَقَةُ بُرْهَانٌ ، وَالصَّبْرُ ضِيَاءٌ ، وَالْقُرْآنُ حُجَّةٌ لَكَ أَوْ عَلَيْكَ ، كُلُّ النَّاسِ يَغْدُو ، فَبَائِعٌ نَفْسَهُ ، فَمُعْتِقُهَا ، أَوْ مُوبِقُهَا)

(Dahaarada waa nuska iimaanka, alxamdulillaah miisaanka ayay buuxinaysaa, subxaanallaah iyo walxamdulillaah waxay buuxinayaan inta u dhexeysa samadaha iyo dhulka, salaadda waa nuur, sadaqada waa daliil, sabarkana waa iftiin, quraankana waa xujo kuu sugan ama dushaada saaran, mid kaste wuu kalahaa naftiisa ayuu iibiyaa wuu xoreynaa ama wuu halaagaa).

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More