Wiil Soomaaliyeed iyo familkiisa sawirro lala dhacay faafiyay

A young Somali man and his family wear Turkish and Somali flag

Wiil Soomaaliyeed iyo familkiisa sawirro lalal dhacay faafiyay

Xiriirka Soomaali iyo Turkey ma aha mid yar, dowladda Turkiga waa dowladda kaliya soomaali garab istaagtay marka dowlado badan oo ay carab ka mid yihiin ku farxay jabka iyo dhibka sooomali qabsaday.

Wiil Soomaaliyeed iyo familkiisa sawirro lala dhacay faafiyay
Wiil Soomaaliyeed iyo familkiisa sawirro lala dhacay faafiyay

wiil dhalinyar ah ayaa sameeyay arrin uu ku cabbirayo qiimaha uu u hayo dalka Turkey.

wiilka wuxuu u xiray familkiisa calanka Turkey iyo calanka soomaali isagana wuu xirtay.

marka sawirada ayuu ku faafiyay baraha bulshada.

dad badan ayaa arrinkan ku farxay wiilkan soomaaliga oo ku muujiyay falkan walaaltinnimada islaamka oo ka dhexysa soomaali iyo Tukey.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More