40 neef geel ayaa biriq ku dishay Mudug

Warar ayaa sheegay in afartan neef geel hal ma ku dhintay meel ka mid ah gobolka Mudug.

taasna waxaa sabab u ahayd biriq xoogan oo dhufay roobab ka da’yaya halkaas awgood.

40 neef geel ayaa biriq ku dishay Mudug
40 neef geel ayaa biriq ku dishay Mudug

Roobabka si xoog ayay meesha uga da’yeen taasoo keentay inay geelan ku dhamaadaan halkaas.

Sida la og yahay Soomaali maalmahan waxaa ka da’aya roobab xoog badan oo geystay khasaaro badan.

onkodka  ka dhacaa daruuraha dhexdoona ama daruur iyo dhulka inta u dhaxeeysa
xiliga onkodka ama gugagaca xili roobaadka lagu jiro waana halis aad u daran.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More