Caqliga soomaaliyeed iyo bilicda dalka

The Somali green points in the north especially Sanaag rejoin

Caqliga soomaaliyeed iyo bilicda dalka

Soomaali waxay ka mid tahay dalalka Ilaahay siiyay dhul aad u fiican oo doog ah oona leh dhul saxraa dhul bad leh dhul beero leh iyo xoolo kala duwan.

sawiro qurux badan gobolka sanaag waqooyiga soomaali (1)
sawiro qurux badan gobolka sanaag waqooyiga soomaali (1)

laakin dadka soomaaliyeed waxaa lagu tiriyaa inay yihiin dadka ugu yaabka badan iyagoo sidaas oo dhan ah ayay haddana yihiin dadka ugu xun dhinaca shaqada iyo dawladnimada iyo dhuuninimada.

marka hala yaabin siday soomaalida tahay waayo waa wax aan la fasiri karin xaalka soomaaliya.
Sawirada gobolka sanaag oo tilmaamaya quruxda dalka soomaaliyeed si fiican u daawo.

bilicda dalka marka aad aragto waxaad is leedahay dadkiisana waa sidaas waa dad caqli leh oo fiican laakin marka aad ogaato meesha ay joogaan waxaad illaawaysaa bilicda dalka oo dhan.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More