Wiil aan saaxibo nahay ayaa igu yiri waxaan kugu arkay riyo

Su’aasha:

Gudomiye wan Ku salamay waxa jiro wiil An sxbo nahay waxuu igu yiri Riyo Ayan kugu riyoday on la so kacay 02:00 night Riyada waa tan waxan Ku riyoday adigoo Mal qaben ah shirkadaada ay qoratay in ay shaqale qadanayso maalin tii kowaad waxaad qadatay dhowr kun walina dad badan ayaa banaka jooga markii Galab tii la,garay waxa tiri wan baxaaya naag Cadan ah ee shaqalahaga Ka tirsan ayaa tiri wax yar Sug aan Dadka bananka joga Kala Buriye kadibna waxad Ku tiri Dhaaf ana la hadlaayo kadibna waad Lahadashay o waxa Ku tiri Bari Imada waqtigii ayaa Dhamaaday Waxaad aaday Xafadada Habenki wad sexatay subixii Waxaad Ka so Toostay sadacsac oo subaxbimo kadibna waxad cananatay shaqalahaga away ninki I kicinayay kadibna Waxaa Laguugu yiri kii kaa kicinjiray isbital jira kadib waxad tiri biyaha makululyihin so firiya waxay Ku dhaheen haa waad Kacday waad qabeesatay waad Wayseysatay kadib Waxaad dukatay salaad kadib Qur’an BAAD Aqrisatay madaad Dhameysay Waxaad tiri so ma ogidiin inaan balan leeyahay inaan balan Ka leyahay Maleysia waxad waydisay Gariga inuu diyar yahay waxay Ku dhaheen Garigee Ku baxay sa waxad dirayay Hilux bullet proof kadibna waxad aaday xagas iyo Elaborka.

Wiil aan saaxibo nahay ayaa igu yiri waxaan kugu arkay riyo
Wiil aan saaxibo nahay ayaa igu yiri waxaan kugu arkay riyo

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal weyn inaad gali doonto waxyaalaha uu arkay wiilka wax la mid ah ayaa riyooyin badan aan kugu fasiray, riyada waxay u badan tahay inay tilmaamayso guul aad ka keeni doonto ganacsi ama shirkadda aad sameyn rabto.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More