Waxan Ku riyooday libaax cunaya gabar yar

Su’aasha:

Waxan Ku riyoday libaax cunaya cunug yar oo wabiga dhinaciisa maraysay inay Ila socotay Ayan u malenaya markii Ku dhahay Ayan Ka harantinaayay caloosha libaxa ano juqeynaya kana is leh haduu dayo gabadha Ka so good si u uga fuqo misa wuu dilay

Waxan Ku riyooday libaax cunaya gabar yar
Waxan Ku riyooday libaax cunaya gabar yar

Jawaabta:

Riyadan waa riyo tilmaamaysa halis cunugtaas haddii aad garanayso waxaa laga yaabaa inuu dhib daran soo gaaro jirro ama wax kale haddaadan garanaynin adiga waxaad arki doontaa qof kuu dhow saaxiib ama deris ama qaraabo oo dhib la kulmi doono dhibkaasna wuxuu uga imaanayaa qof xun oo daalin ah ama qof tuug ah.

Waliba waxaad isku dayi doontaa inaad caawiso qofkaas dhibka qabsaday laakin ma awoodi kartid, riyada waa digniin.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More