Waxan ku riyooday anigoo masjidka nadiifinayo

Su’aasha:

Asc waan idin salaamay dhamaan bahda daruur iyo akhristiyaasha
Waxan ku riyooday xalayto anigoo masjidka allah aan nadiifinayo dhamaan xaaqaayo masjidka maxey ka micno tahay riyadaas.

Waxan ku riyooday anigoo masjidka nadiifinayo
Waxan ku riyooday anigoo masjidka nadiifinayo

Jawaabta:

Riyada aad ayay u fiican tahay waxay tilmaamaysaa inaad qaban doonto camal fiican oo Alle raalli kaaga noqon doono sidoo kale inuu ku waafajin doono khayr badan aduun iyo aakhiraba, masjidka waa guriga Alle qofkii nadiifiya ama xaaqa masjidka waa qof liibaanay, riyada waa bishaaro khayr weyn wadata.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More