Riyada dhiiqada qofka soo gaaraysa

Su’aasha:

Asc wllo.

Asc wllo xalay waxan ku riiyooday anoo dhiiqo ku dhex jiiro waxana watay shaatii cad wuuna iga wasaqow saiid. Marka fasirka riiyada dhiiqada qofka ku dhex dhaca maxay noqon karta.

Riyada dhiiqada qofka soo gaaraysa
Riyada dhiiqada qofka soo gaaraysa

Jawaabta:

Riyada dhiiqada ama dhooqada ma fiicna waxay tilmaamaysaa murugo iyo walbahaar aad u daran, sidoo kale inaad gali doonto ciriiri, shaatiga cad wuxuu tilmaamaa xaaladda aad ku sugan tahay oo caadi ah oo isbadal la soo gudboonaan doono, waxaa laga yaabaa inay tahay digniin, haddii ay jiraan waxyaabo aad u malaynayso inay dhib kuu keenayaan waxaa kugu habboon inaad ka fogaato, riyada mararka qaarkooda qofka waxaa loo tusiyaa siduu uga fogaado waxa ku soo socda oo dhib ah.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More