Waxan ku riyooday anigoo ka daahay wax barashada

Su’aasha:

Asc Wll allaha ku barakeyo
Waxan Ku riyooday anigoo ka daahay wax barashada waan soo orday fasalka markaan tagay ayaan boobsiinay cashir carabi oo sabuurada saaran anigoo istaag ku qoraayo maclinka yuusan kugu imaan ayaan is dhahy.

Waxan ku riyooday anigoo ka daahay wax barashada
Waxan ku riyooday anigoo ka daahay wax barashada

Jawaabta:

Riyada oo laga daahayo waxbarashada fasir badan ayay yeelan kartaa, waxaa ka mid ah qofka oo cabsi kaga imaan karto dhinaca waxbarashada ama imataxaanka, gabadha doobka ah hadday aragto iyadoo cashar ama dugsiga ka daahday riyada waxay tilmaamaysaa inay ka daahi doonto guurka haddii la qabana inay dhalmada ka daahi doonto.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More