Waxaan ku riyooday anoo cadar hadiyad layku keenay

Su’aasha:

asc waxan ahay dhakhtar hada ma shaqeeyo xaas malihi shalay aroortii ayaa anoo hurda wiil sxbo nahay isoo wacay kaman qaban waanse arkay
kabacdi waxan ku riyooday isagoon ka qabtay phonkii oo igule waxan ku sheegayay hadiyad laguusoo diray
ee bal eeg kadib ayaan arkay anoo la ii keenay cadar fara badan oo hadiyada mana aqoono cidii ii keentay cadaradii ayaan qaar furay aadbay u udgoonayen mahadsanid.

Waxaan ku riyooday anoo cadar hadiyad layku keenay
Waxaan ku riyooday anoo cadar hadiyad layku keenay

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inay kusoo gaari doonaan warar aad u fiican oo ku faraxgalinaya, sidoo kale waxaad heli doontaa sumacad wanaagsan, waa khayr iyo bishaaro waxay tilmaami kartaa riyada guur kuu soo dhow.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More