Riyada dhimashada ayeeyada mar hore dhimatay

Su’aasha:

Markaan hurdada kasoo kacay xili saq dhaxe ah oo aan Riyo xun ku riyoonayey aan marlabaad jiifsadey riyo kale ayaan arkey Ayeeyadeey hooyo dhashey oo dhimatey 2015 ayaan iyadoo dhimatey aan arkey oo dadki qaraabada ahaayeen markey imaadaan iska oynaya taasine mexey tahay.

Riyada dhimashada ayeeyada mar hore dhimatay
Riyada dhimashada ayeeyada mar hore dhimatay

Jawaabta:

Riyada ayeeyada dhimatay oo lagu arko riyada iyadoo dhimanaysa waxay u muuqataa riyo argagax leh, laakin riyada waxay tilmaamaysaa arrin taas cagsi ku ah, qofka inuu heli doono deganaan iyo xasillooni iyo inuu k adkaan doono dhibaatooyinka soo waajaha noloshiisa, hadduu dhib haysto dhibkaas waa ka bixi doonaan, marka riyada waa riyo aan xumayn.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More