Riyada nin dagaal kusoo qaadayo dumar

Su’aasha:

Asc wll waxan ku riyoodi ani hooyo iyo laba gabadh oo ila dashteen anago xafada joogna nin noimadi ninka digaal ayu nagu soqadi aababtana maaqano ninka waligeyna maarkin wax badhan ayuu soctay digalka wanaga taga wuu nosolabana ifasir wll fadlan.

Riyada nin dagaal kusoo qaadayo dumar
Riyada nin dagaal kusoo qaadayo dumar

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa dhibaato iyo rafaad, marka labada riyo xiriir inuu ka dhexeeyo ayaa laga yaabaa, waxaa dhici karta inay digniin tahay, guud ahaan riyada waxay tusinaysaa mashaakil iyo dhib.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More