Sawirka si sahlan uga tirtir background

Mararka qaar waxaad u baahanaysaa inaad sawir ka tirtirto background, inta badan waxaa la adeegsadaa barnaamij computer sida Photoshop oo kale ah ama app mobile oo la mid ah photoshop, laakin hadda waxaad awooddaa si sahlan inaad uga tirtirto website-kan adoon dhib la marin.

Sawirka si sahlan uga tirtir background
Sawirka si sahlan uga tirtir background

Isticmaalka webkan aad buu u sahlan yahay, kaliya waxaad soo qaadaysaa sawirka aad rabto inaad ka tirto background kaddib waxaad save garaynaysaa sawirka mar labaad.

Webka halkan ayaad ka gali karaa waana free isticmaalka

https://www.remove.bg/

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More