Saliid seytuunka uurka ma celisaa haddii bahalka la mariyo xiliga galmada

Su’aasha:

scw walalayal hadaan xaaskayga u adeegsado saliid seytuun aan bahalkayga mariyo xiliga glmada saameys ma ku yeelan kartaa uurka.

Saliid seytuunka uurka ma celisaa haddii bahalka la mariyo xiliga galmada
Saliid seytuunka uurka ma celisaa haddii bahalka la mariyo xiliga galmada

Jawaabta:

Saliid seytuunka waa saliid dad badan ay u adeegsadaan galmada siiba marka ay xaasku tahay mid qoyaan aan lahayn, waxaana lagu tiriyaa inay tahay mid aan dhib keenaynin, dhakhaatiirta qaar waxay sheegaan in laga yaabo uurka inay reebto biyaha ay ka celiso inay la falgalaan biyaha naagta, maxaayeelay saliidda seytuunka way adag tahay dhaqsi kuma dhalaasho, waxay ku dhagaysaa xuubka xubinta taranka waxaa dhici karto inay la falgali waayaan biyaha manida ninka kuwa naagta.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More