Waxan ku riyooday anigo joogo meel aan wax ka barto iyo maamulaha

Su’aasha:

Asc wll allaha ku barakeyo waxan ku riyooday anigo joogo meel aan wax ka barto walalkey aya ila socdo oo buug wato mamulaha aya i dhahay waxas kuuma dhigayo maxaa isiine ane wax maba dhiganoyi ayan dhahay fasalada ayu galay dadka exam aye galayen markas aso igu qelinayo ayu dhahay albabka ka leexo dadkan wax ha u sheegin kor ayuu aaday ane wuu iwacay wan raacAy anoo necbesanayo xafiska ayu galay labo gabdhod aya galen ane wan ka daba galay ani io gabar isku fasal nahay ayu na dhahay dharkaas xirta meel xaflad ayan idin wada xaga ayu u jestay ani waxa iso baxday cabaayad weyn wan isla ekenayay marne dirac cml eh gabadhane dhahab aye ka shekene dhagahane wuu ugu xiran yahay . Jazakaallh

Waxan ku riyooday anigo joogo meel aan wax ka barto
Waxan ku riyooday anigo joogo meel aan wax ka barto

Jawaabta:

Riyada waxaa laga fahmayaa isbadal aad kala kulmayso waxbarashada iyo guul aad ka kaanayso, waxaad heli doontaa waxyaalaha aad jeceshay waxaa dhici karto in aad guursato nin fiican oo aad jeceshay.

Waxaa kaloo riyada laga fahmayaa inaad iska ilaaliso maamulaha.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More