Riyada gabar aan la guursanin oo foolanaysa

Su’aasha:

Waxa jirta inan asxaabnhy waxay iisheegtay inay ku riyootay iyadoo foolanaysa wiil iyo gabadh wuxuu yahayna ma oga wax xanuuna fooshosi ma wato ayey igu tiri 3 jeer ay riyadaasi kusoo noqnoqotay waana inan aan la guursan mxay noqonaysaa riyaadasi.

Riyada gabar aan la guursanin oo foolanaysa
Riyada gabar aan la guursanin oo foolanaysa

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa gabadhaas inay usoo socoto bishaaro iyo war lagu farxo waa isbadal xagga nolosheeda, wax kaste ayay noqon karaan sida guur ama guul waxbarsho ama ganacsi iwm. guud ahaan riyada foosha marka la tuso gabar aan wali guursanin waa riyo fiican oo tafsiir wanaagsan leh.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More