Riyada cusbada ama milixda

Riyada cusbada ama milixda

Su’aasha:

Qofkii riyo ku arko qof cusbo qofka siinaya oo cusbada ay tahay mid aad u cad si fican u shidan markaas qofkii wuu ka qaadanayaa cusbada riyada maxa lagu fasiri karaa.

Riyada cusbada ama milixda
Riyada cusbada ama milixda

Jawaabta:

Cusbada waa wax wanaagsan oo khayr ah wuxuu noqon karaa arrinkaas xaalad wanaagsan oo qofka lasoo gudboonaanaysa, marka riyada csubada waa riyo tusinaysa arrimaha qofka arkay inay hagaagaan, waayo milix la’aan cuntada ma soconayso marka waa wax wanaagsan aduun iyo aakhiraba.

Riyada cusbada ama milixda
Riyada cusbada ama milixda

Salt is a good thing and it can be a good thing that a person is facing, so the dream of salt is a dream that shows the things of the person who saw it will be better, because without salt the food will not go so it is a good thing in this world and in the hereafter.

 

Riyada Dubitaanka Ukunta Maxay Tahay

 

Halkan ka daawo riyada cuntada guud ahaan

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More