Riyo anoo ku jira ayay biyaha iga baxeen ma cudur baa

Su’aasha:

Riyo ano ku jira iyay biyihi riyoo igaga yimaden cafmad ahan ma dhib bay igu kenaysa dintuna maxay ka qabtaaa.

Riyo anoo ku jira ayay biyaha iga baxeen ma cudur baa
Riyo anoo ku jira ayay biyaha iga baxeen ma cudur baa

Jawaabta:

Qofka asoo hurdaya inay biyaha ka baxaan riyo iyo rayo la’aanba waa wax dabiici ah, qofka biyahiisa marka ay bataan asoo hurdaya ayay ka baxaan waxaa laga yaabaa inuu arko galmo ama wax galmo la xiriira, taasna nin iyo naagba way ku dhacdaa waxayna ku xiran tahay dareenka kacsiga intuu la eg yahay.

Waxaana u badan dadka doobka ah oo aaxska lahayn, way dhici kartaa qof xaas leh inuu isku junuubo.

Marka wax dambi ah korgaaga ma aha waayo ma aha wax adiga aad kas u samaysay siigo ma aha, waxaa la dhahaa iskujunuubid, ama janaabo qubays ayaa kugu waajibaya kaliya.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More