Walaashey ayaa ku riyootay anaga iyo iyada oo islaynayna

Su’aasha:

ASC Walaashey ayaa ku riyootay anaga iyo iyada oo islaynayna Riyada ii fasir wallo shukran.

Walaashey ayaa ku riyootay anaga iyo iyada oo islaynayna
Walaashey ayaa ku riyootay anaga iyo iyada oo islaynayna

Jawaabta:

Riyada guud ahaan waxay tilmaamaysaa khilaaf iyo qalalaaso oo qoyska soo dhex gali doonto.

Teeda kale waxaa fiican riyada inay faahfaahsanaato, hadda kadib riyada markaad soo qorayso soo faahfaahi, riyada marka ay faahfaahsan tahay fasirkeeda si fiican ayaa loo ogaan karaa.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More