16 jir ayaan ahay bishii 5 jeer ayaan riyo ku biyabaxaa xubintana way i xanuuntaa

Su’aasha:

scw waxan jira 16 sano bil gudaheda 5 jer ayaan riyo kubiyabaxay waxan ka darema xanun guska maxa tas kenaysa cudur miya

16 jir ayaan ahay bishii 5 jeer ayaan riyo ku biyabaxaa xubintana way i xanuuntaa
16 jir ayaan ahay bishii 5 jeer ayaan riyo ku biyabaxaa xubintana way i xanuuntaa

Jawaabta:

Qofka marka uu yahay da’dan oo kale aad buu riyo u arkaa wuxuu ku cusub yahay qaangaarka marka biyaha isla markii ayay usoo bataan xanuunka uu ka dareemayo wuxuu ka dhashaa xubinta taran oo xoog u taaganta xiliga uu riyada ku jiro taagnidaas waxay keenaysaa xanuun, laakin wax dhib ma laha cudurna ma aha, taas waxay tilmaamaysaa inaad tahay qof aan siigo samaynaynin, dadka siigaysta bil gudaheeda intaas ikuma junuubaan, qaar maba junuubaan, maxaayeelay biyaha siigo ayay ku bixinayaan.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More