Riyada qof xanuunsan oo la leeyahay wuu caafimaadayaa

Su’aasha:

Asc waxaa jirta gabadh walaashay oo xanuunsan xalay waxaan ku riyooday iyadoo la leeyahay Jin baa hayo wuuka baxayaa mar dhow way caafimadeysaa maxaa lagu fasiri karaa riyadaas

Su’aashii aheyd rasuul Somali ah inuu jiray Malaga yaabaa faah faahin dheeraad ayaan uga baahanahay ma waxaa ula jeediin waa macquul in uu jiray.

Riyada qof xanuunsan oo la leeyahay wuu caafimaadayaa
Riyada qof xanuunsan oo la leeyahay wuu caafimaadayaa

Jawaabta:

Riyada waa riyo khayr ah inshaa Allaah walaashaada way ka caafimaadi doontaa jirada haysa.

Rasuulada aan la magacaabin waa wax Ilaahay kaliya og yahay xataa nabiga (SCW) looma sheegin marka inaan ogaanana wax faa’ido ah ku jirto ma laha, Alxamdulillaah nabiga ugu dambeeyay uguna sharafta badnaa ayaa lanoo soo diray waanna rumaynay taas ayaa nagu filan.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More