Riyada Jinka lala dagaalaayo oo la dilayo

Su’aasha:

Asc waxaan ku riyooday aniga oo la dagaalamayo Jin leh suurada walalkay iga yar iyo dad kale oo family kayga ah dagaal badan kadibna aan dilayo.

Riyada Jinka lala dagaalaayo oo la dilayo
Riyada Jinka lala dagaalaayo oo la dilayo

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad noqon doonto qof caqli badan oon la siri karin, culimada riyada fasira waxay dhahaan qofkii arko asoo jini dilayo wuxuu noqonayaa qof aan la siri karin oo aad u caqli badan kana adkaan doono qof kaste cadow isku soo daya inuu dhib u geysto, sidoo kale wuxuu awoodaa qofkaas inuu kala saaro qofkii saaxiib dhab ah iyo qofkii cadowgiisa ah, sidoo kale riyada waxaa laga fahmayaa qofkaas inuu noqonayo qof Alle u dhow.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More