Riyada ninka walaashiisa damcayo maxay tahay

Su’aasha:

Waxaan ku riyoodey aniga oo walaasheyda iga yar aan ku arkey mobilkeyga iyada oo fal xun sameyneysa
kadibna aniga aan damcaayo iyada maadaama aan video kahaayo maxaa lagu fasiri karaa.

Riyada ninka walaashiisa damcayo maxay tahay
Riyada ninka walaashiisa damcayo maxay tahay

Jawaabta:

Riyada waa digniin waxay kaaga digaysaa inaad daawato filimada xunxun, taas oo laga wado inay dhib kuu keeni karto oo ay xumaan kugu ridi karto, aduunka fidnadiisa aad bay u siyaaday, dadka marka ay bilaabeen inay daawadaan video galmo ama naago qaawan waxaa u fududaatay inay ku dhacaan xumaan xataa hadday yihiin dumarka ay ku dhacayaan qaraabo.

Qof walashiisa way adag tahay inuu damco kaliya waxay dhacdaa marka uu iimaanka waayo, arrinkaas waso aragnay wax badan dhacdooyin ah oo maanta dunida ka jira qaladaadka dadka ka dhacayo gabar iyo wiil ha ahaadaan.

Gaalada faafinaya xumaanta wasay rabeen marka dhalinyarada ay ku ridayaan sinada waxa keenayo, qofka marka ay xumaanta ka badato hooyadiisa iyo walaashiisa iyo eedadiisa iyo habaryartiisa xitaa kama xishoodo.

Sheekooyinka sinada qaraabada aduunka ka jirta aad bay usoo kordheen.

Waliba gaalada waxay ku boorriyaan dhalinyarada inay galaan sino xataa haddii laga sinaysanayo qaraabada sida walaasha iyo habaryarta iyo eedada iyo gabdhaha yaryar dhamaan, taasna waa hadafka shaydaanka uu leeyahay.

Marka riyada waa digniin, waxaa kaloo ay noqon kartaa inaad iska ilaaliso fadeexo oo kaaga imaan karto qof kuu dhow oo aadan ka filanaynin, si kaste ha ahaatee waa riyo loo baahan yahay inaad kaga digtoonaato dhacada noocan oo kale ah.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More