Riyada mas yar oo cad iyo mas madow

Riyada:

Waxaan Ku riyooday Musqusha gurigayga mas midabkisa cad iyo madow ah isku jira. A an madaxiisa an arkin ee lakin an u jeedo Qeebtisa Dambe Nuux sanayso mel dhar saranyihiin ayu Ku jiray laakin mid yar camal laakiin san aad u yarayn ayu ila ahaa ano guriga kawada baqayo inay masas kale Ku jiran oo yaryar.

Riyada mas yar oo cad iyo mas madow
Riyada mas yar oo cad iyo mas madow

Fasirka:

Riyada waxay xiriir la leedahay riyooyinka kale la socday, laakin middaan waxay tilmaamaysaa qof cadow ah laakin cadaawadiisu ay caddahay aan qarsoonayn iyo mid cadow hooseed ah, waliba maska cad waa cadow wax kugu sameyn rabo oo ku guulaysan rabo inuu wax kugu sameeyo, marka taxdar ka qab quraanka aad u akhriso.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More