Riyada mas oo qoorta laga jarayo

Su’aasha:

Asc waxaan arkay anoo socdo nin aqaano iga soo hor baxay asagoo ileh ma dili karaa mas ? Waxaan ku dhahay haa, wax badan dilay , waan soconay isla markii waxaan arkay maskii sigayo ninka lugtiisa waxaan ku dhahay iska jir lugtaada agteeda fiiri , wax yar kadib waxaan arkay nin ku jaray maska qoortiisa wax weyn mas oo kale ,maxay ka dhigan tahay ?

Riyada mas oo qoorta laga jarayo
Riyada mas oo qoorta laga jarayo

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa qof cadow ah inaad ka guuleysan doonto mar dhow, maskaas la dilayo waa qof xun laga adkaan doono, ninkaas iyo adiga ayuu cadow idin ku yahay labadiina waad ka adkaanaysaan.

Dadka xunxun mas ahaan ayaa laguu tusiyaa illeen waxaa ka dhexeeya xiriir siduu maska isu qariyo ayay isu qariyaan sidoo kale waa halis kula socota.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More