Riyada gabar hada soo baxayso oo kaar iga iibsanaysa

Su’aasha:

Asc waad ku mahadsantihiin , waxaan ahay ganacsade , kaarar iyo cuntada, waxaan arkay gabar hadda soo baxeyso oo aqaano dires nahay itimid nus doolar rabaa kaar ah, waan soo raacay abaar kadib way fadhiisatay , waxaan arkay hooyadeed kasoo dhinaca koonfurta ayadoo leh maxaa kaarka adiga oo kale , waxaan ku dhahay gabadha nus doolar iweydiisay lkn hal utuuraa kadibna waan labaxaa nuska doolar kale maxay noqoney?.

Riyada gabar hada soo baxayso oo kaar iga iibsanaysa
Riyada gabar hada soo baxayso oo kaar iga iibsanaysa

Jawaabta:

Riyada waxaa laga fahmayaa inaad qof shirkad noqon doontaan qofkaas waxaa laga yaabaa naagtaas ama qof kale deris ama qaraabo aad tihiin, riyada astaamaha ay wadato waa hanti laysla wadaagayo ama wax faa’ido la kala qaybsanayo, guud ahaan riyada waa riyo khayr ah.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More