Riyada gabar aan jeclahay oo iga masereyso

Su’aasha:

Asc walaal waxan kuriyoday aniga iyo gabar xirir jacayl naga dhexeyo oo joogna meel sida shaleemo ah oo cayar laga dawado ayaa waxa dhacday in aan arkay mrs world gabar tiktok can ka ah kadib aan lafariistay an shukansaday xooga markan la fadhiye ayaan gadaal eegay waxan arkay gabadhan jeclaa oo oyneysa kadib waan utagay waan sasabay markan sobexeyne tii kalan arkay way iga xanaqday waan isla yara foodeynay ana qoftan jeclaa ayaan raacay ayadana gabdha sxbadeed ayaay raacday ayago ifoodeynaya camal naagtas ayad ka cabsata ana an dhahaayo waan jeclahay maxay noqon kartaa.

Riyada gabar aan jeclahay oo iga masereyso
Riyada gabar aan jeclahay oo iga masereyso

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa go’aanno fowdo ah inaad qaadan doonto kuwaas oo saameyn ku yeelan doono dadka adiga kuu dhow sida qaarabada ama xaaska ama deriska ama dadka aad saaxiibada tihiin, dumarka oo iska maseyraya oo hortaada isku qabsanaya ama is eedaya waa nolosha aad ku sugan tahay ama aad gali doonto oo aan deganaynin.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More