Riyada gabadh aan ilmader nahay iyo gaadhi aad u qaaliya

Su’aasha:

Asc waad mahadsan tihiid gud ahan webka gaar ahan culimada sida sharafta badan ee cilmiga waynle kor ilaahay ha idiin qaado
Allah macak
Waxan ku riyooday anoo wata oo fushan gaadhi cadoo aad u qurux badan oo cusub wayn oo waasac ah nooc aad u qaaliyuuu ahaa parado ah land cruiser ayaa waxaa ila soo fuushan gabadh aan ilmader nahay dhinacayga soo fadhiisatay
waan sheekaysanaynay anagoo aad u faraxsan allah mahad

Riyada gabadh aan ilmader nahay iyo gaadhi aad u qaaliya
Riyada gabadh aan ilmader nahay iyo gaadhi aad u qaaliya

Jawaabta:

Riyada gaariga waa badbaado gabadha kula saaranna waxay astaan u tahay raaxada adduunka, waxaa kaloo dhici karta gabadh kuu dhow inaad guursan doonto, guud ahaan riyada waxay xoojinaysaa riyooyinka badan aan kuu soo fasiray.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More